Saka Oo Booska Kala Baxaya Sancho Kulanka Caawa Ee Denmark

Xiddiga Gunners ayaa dib loogu soo yeeray kaddib dhaawac canqowga ah oo kahor istaagtay inuu kusoo bilowdo kulankii quarter-finalka Saddexda Libaax oo ay guul ka gaareen xulka Ukraine.

Gareth Southgate ayaa dib ugu soo celin doona Bukayo Saka safkiisa koowaad wuxuuna beddelayaa Jadon Sancho kulanka semi-finalka Euro 2020 ee ay la leeyihiin Denmark caawa, kaddib markii uu fadhiistay kulankii Ingiriiska ay 4-0 ku dardareen Ukraine isagoo dhaawac yar qaba.

Abdihakim Olad

Read Previous

5 Kamid Ah Kulamadii Ugu Caansanaa Ee Dhexmaray Ingiriiska iyo Denmark

Read Next

Konami Oo La Laabatay Heshiiskii Ay Kula Jireen Griezmann

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?