RASMI: Marseille Oo La Wareegtay Guendouzi

Kooxda Olympique Marseille ee dalka Faransiiska ayaa dhammeystirtay heshiiskii ay kula wareegeeysay khadka-dhexe ee Arsenal Matteo Guendouzi kaasoo ay si amaah ah kula wareegeen.

Guendouzi, oo Gunners kaga soo biiray Lorient sannadkii 2018 laakiin xilli ciyaareedkii 2020-21 amaah ku qaatay Hertha Berlin, ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo kooxda ka dhisan waqooyiga London qoraal uu soo dhigay baraha bulshada Isniintii.

Wuxuu u saftay Arsenal 82 kulan tartamada oo dhan, isagoo dhaliyay hal gool, laakiin uma uusan ciyaarin kooxda tan iyo bishii Juun 2020.

Abdihakim Olad

Read Previous

Coutinho Oo Loosoo Bandhigay Ac Milan

Read Next

Liverpool Oo Fasax Dheer Siineeysa Cayaartooydeeda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?