Pulisic Oo Halis Weyn Galay Kaddib Markii Uu Badda Ku Dhexdhacay (Muuqaal)

Cayaaryahanka heerka caalami ee dalka Mareykanka iyo kooxda Chelsea ee Chrisian Pulisic ayaa ku sigtay inuu naftiisa waayo isagoo arrin layaab leh ku dulsameeyay doon dusheeda.

Sabtidii, fiidiyoow ayaa qabsaday baraha bulshada oo muujinaya 22-jirkan oo saaran doon, isagoo kubbad ku mooleeysanaya kaluun dushiisa xilli uu doonta dhinaca uga fadhiyo.

Pulisic, isagoo mooleeysanaya kubbada ayaa wuxuu lumiyay xakameyntii kubbada wuxuuna ku dhexdhacay biyaha, dusha kalluunka, taasoo ay ka dhalatay natiijo naxdin leh.

Halkan ka daawo muuqaalka

Abdihakim Olad

Read Previous

Pedri Oo Wacad Ku Maray Inuu Madaxa Iska Xiirayo Haddii Spain Ay Ku Guulleeysato Euro 2020

Read Next

Arsene Wenger Oo Taageeray In 2dii Sano Mar La Qabto Koobka Adduunka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?