Coutinho Oo Loosoo Bandhigay Ac Milan

Sida laga soo xigtay Tuttospor, Kia Joorabchian – wakiilka Phillipe Coutinho – ayaa loo xilsaaray inuu kiliyentigiisa u raadiyo koox cusub.

Ac Milan ayaa isha ku heysa beddelka Hakan Calhanoglu, kaasoo dhowaan si bilaash ah ugu dhaqaaqay kooxda ay xafiiltamaan Milan ee Inter, waxaana laga yaabaa inay u dhaqaaqaan laacibkii hore ee Liverpool Phillipe Coutinho kaddib markii loosoo bandhigay.

Inkastoo Coutinho lagu heli karo keliya €25m, haddana wuxuu wali kasoo kabanayaa qaliin jilibka ah oo soo gaaray bilowgii sannadkan, laakiin Barcelona ayaa kalsooni ku qabta inuu ku soo laaban doono taam ahaanshihiisa kahor dhammaadka suuqa kala iibsiga si ay isaga iibiyaan Milan ayaana haatan lala xiriirinayaa oool loosoo bandhigay.

Abdihakim Olad

Read Previous

Ballon D’or: Qiimeeyntii Ugu Dambeeysay Ee Liiska Xiddigaha Ku Tartamaya Abaalmarinta Sannadkan 2021

Read Next

RASMI: Marseille Oo La Wareegtay Guendouzi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?