Ingiriiska Oo Dardaray Yuukreyn Si Uu U Gaaro Semi-finalka EURO 2020 + SAWIRRO

Xulka kubbada-cagta Ingiriiska ayaa 4-0 ku garaacay Yuukreyn si ay u ballansadaan booskooda semi-finalka Euro 2020.

Labo gool oo ka kala yimid Harry Kane, iyo teestooyin ay u dhaliyeen Harry Maguire iyo Jordan Henderson, ayaa in ka badan ku filnaaday in xulka Saddexda Libaax uu guul weyn ka gaaro kulankii ka dhacay magaalada Rome.

Abdihakim Olad

Read Previous

TOOS: England Vs Ukraine |8 Dhammaadka Euro 2020 | Daawo

Read Next

RASMI: Wolves Oo La Wareegtay Da’yarka Kooxda Barcelona Francisco Trincão

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?