Talyaaniga Oo Ciribtiray Biljimka Xilli Ay Isbaanishka Kula Balameen Semi-finalka

Talyaaniga Oo Ciribtiray Biljimka Xilli Ay Isbaanishka Kula Balameen Semi-finalka

Xulka kubbada-cagta Talyaanigu ayaa iska xaadiriyay semi-finalka Euro 2020 kaddib markii goolal ay kala dhaliyeen Nicolo Barella iyo Lorenzo Insigne uu Gli Azzuri ku hoggaamiyay guul 2:1 ah oo ay ka gaareen xulka Biljimka oo uu goolka qura ee cayaarta u dhaliyay Romelu Lukaku kulan xiiso leh oo labada dhinacba ay abuureen fursado dhowr ah.

Talyaaniga ayaa semi finalka tartanka kula balansan xulka Isbaanishka oo rigoorayaal 3-1 ah kaga gudubtay Iswiitzerlaan kaddib markii ay 130 daqiiqo oo ay cayaareen ay isku dhaafi waayeen barbarro 1-1 ah Inkastoo ay 10 ciyaartoy noqdeen markii dambe.

Abdihakim Olad

Read Previous

Toni Kroos Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Fadhiistay U Cayaarista Jarmalka

Read Next

Ramos Oo Wadahadal Kula Jira PSG Xilli Arsenal Ay Loolanka Kusoo Biirtay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?