DEG DEG: Arsenal Oo Dhammeeystirtay Saxiixeedii Ugu Horreeyay Xagaaga

Kooxda kubbada-cagta Arsenal ayaa dhammeeystirtay saxiixeedii ugu horreeyay ee suuqa xagaaga kaddib markii ay lasoo saxiixdeen mid kamid ah bartilmaameedyadoodii aadka loola xiriirinayay.

Saxafiga caanka ah ee Fabrizio Romano ayaa goordhoweyd sheegay in ay kooxda Arsenal dhammestirtay saxiixa dambeedka biddix ee kooxda Benfica kaasoo si aad ah loola xiriirinayay maalmihii u dambeeyay.

Saxafiga ayaa sheegay in ay Arsenal ay lasoo saxiixatay Nuno Tavares waliba la dhammeystiray heshiiska lagula wareegayo oo haatana ay kaliya dhimantahay in lagu dhawaaqo saxiixa.

Abdihakim Olad

Read Previous

Manchester United Oo U Dhaqaaqaysa Saxiixa Leon Goretzka

Read Next

Rashford Oo Ku Dhawaaqay In United Ay Lasoo Wareegtay Sancho Xilli Akoonkiisii Laga Jabsaday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?