Al-Khelaifi Oo Si Toos Ah Ula Xaajoonaya Kylian Mbappe

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa si toos ah haatan gacmaha ula galay wada xaajoodka qandaraas kordhinta ee Kylian Mbappe – sida laga soo xigtay L’Equipe.

Agaasimaha isboortiga kooxda Leonardo ayaa awoodi waayey inuu horumar la taaban karo ka gaaro wadahadalada uu kula jiray xiddiga reer Faranasa, haatanna madaxweynaha kooxda Nasser Al-Khelaifi ayaa si toos ah ugalaa wareegay.

Heshiiska Mbappe ayaa dhacaya dhammaadka sannadka 2022, PSG ayaana dooneysa inay kusii heyso diwaankooda xilli sidoo kale lala xiriirinayo kooxaha Real Madrid iyo Liverpool.

Abdihakim Olad

Read Previous

Bayern Oo Liverpool Iyo United U Sheegtay Qiimaha Coman

Read Next

Benitez Oo Loo Magacaabay Tababaraha Cusub Ee Everton

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?