Demiral Oo Ka Tegaya Juve

Daafaca dhexe ee kooxda Juventus Merih Demirel ayaa lagu wadaa inuu isaga dhaqaaqo cariga magaalada Turin.

Calciomercato ayaa qortay in Merih Demiral uu doonayo inuu ka tago Juventus laakiin codsigiisa waxaa lagu aqbali karaa keliya in dalabyo ay u yimaadaan xiddigan.

Qiimaha lagu heli karo iibka Demiral ayaa lagu sheegay inay tahay 40 milyan oo yuuro, in kastoo ay furantahay in amaah lagu qaatooo oo ay dheertahay ikhtiyaari ay kooxdii amaahsata ay si toos ah ula wareegi karto.

Wadahadallo ayaa la filayaa inay dhowaan billaabaan dhinacyada xiiseeyanaya, Chelsea iyo Liverpool ayaa xiiso u muujiyay dhowaan.

Abdihakim Olad

Read Previous

Arsenal Oo Benfica Ka Sirsiraneysa Daafaceeda Biddix

Read Next

Rennes Oo Iska Iibineysa Da’yarka La Isku Heysto Ee Aadka Loo Qimeeyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?