Arsenal Oo Benfica Ka Sirsiraneysa Daafaceeda Biddix

Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Benfica oo ku aadan daafaca Nuno Tavares.

Goal ayaa sheegeysa in Arsenal ay wadahadallo ku aaddan daafaca biddix ay ku jiraan, ilo wareedyo laga helayo Portugal iyo England ayaa xaqiijinaya xiisaha Arsenal ee ciyaaryahanka.

21 jirkaan ayaa 19 kulan u saftay tartamada oo dhan kooxda Benfica xilli ciyaareedkii hore, waxaana loo arkaa inuu taageero u yahay Kieran Tierney, kaasoo Arsenal u saxiixay qandaraas cusub oo muddo dheer ah isbuucii hore.

Abdihakim Olad

Read Previous

Morata Oo Barbarreeyay Torres

Read Next

Demiral Oo Ka Tegaya Juve

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?