MUUQAAL: Benzema Iyo Ronaldo Waxay Sameeyeen Arrin Layaab Leh – Maxaa Dhexmaray?

Waxaa jirtay daqiiqad layaab lahayd kulankii Euro 2020 ee dhexmaray xulalka Faransiiska iyo Burtuqiiska markii Karim Benzema uu u muuqday inuu adeecayo amarada Cristiano Ronaldo.

Labadan xiddig waxay asxaab ku ahaayeen kooxda Real Madrid sannado badan, laakiin waxay ahayd in la xusuusiyo Benzema in saaxiibkiisii hore aanu ku koox ahayn maadaama uu adeecay amarkii Ronaldo oo u muuqday mid dhahaya halkan u baas kahor inta aanu Benzema siddaas sameeyn xilli ay labadoodaba xulalkooda u dhaliyeen min 2 gool kulankii Faransiiska iyo Burtuqiiska ay 2:2 galeen ee Euro 2020.

Halkan hoose ka daawo oo adigaba go’aan ka gaar… ma wax kama ah baa mise Benzema runti wuxuu qaatay taladii Ronaldo ee ahayd inuu dib u celiyo kubbada?

Abdihakim Olad

Read Previous

Mbappe Inuu Baxo Ayuu Codsaday Balse Real Ayaa Saxiixiisa Daahineysa

Read Next

DEG-DEG: Manchester City Oo Xaqiijineysa Saxiixa Grealish Kaddib Euro-ga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?