Sawirro: Tababarkii Ugu Dambeeyay Ee Xulka Kahor Kulankooda Berrito Ee Cumaan.

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ayaa soo afjaray isku diyaarinta kulanka adag oo ay Axadda berrito ah la cayaari doonaan xulka Cumaan kulan ka tirsan is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup ee ka dhici doona dalka Qatar.

Xulka Qaranka ayaa isku diyaariyay cayaarta ay berrito la cayaarayaan xulka Cumaan.

Tababare Salaad Faarax ayaa isdiyaarin tababar noocyo kala duwan oo adag siiyay xiddigaha xulka qaranka waxaana ay haatan diyaar u yihiin inay wajahaan tijaabo adag marka ay Cumaan kula cayaarayaan magaalada dooxa.

Abdihakim Olad

Read Previous

Soomaaliya Haddii Ay Ka Adkaato Cumaan, Guruubkee Ayay Ka Cayaareeysaa, Yaase Ku Wehliya?

Read Next

Griezmann: Ronaldo Dhiirogelin Ayuu Ii Yahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?