Barcelona Oo Goordhow Ku Dhawaaqeysa Depay

Weeraryahanka kooxda Lyon ee dalka Faransiiska ayaa kamid ah cayaartooyda uu baacsanayo macalin Ronald Koeman in muddo ah.

Memphis Depay ayaa lagu dhawaaqi doonaa inuu yahay ciyaaryahan Barcelona ah isbuuca soo socda, sida ay qortay SPORT.

Waxaa lagu keeni doonaa si bilaash ah, inkastoo mushaharkiisa la filayo inuu noqdo mid muhiim ah oo qiimo badan ku bixi doona.

27 jirkaan ayaa haatan kasoo muuqanaya Euro 2020 isagoo metalaya xulkiisa Holland, marka ku dhawaaqista heshiiskan mustaqbalka dhow ayaa la macno ah inuu dhacayo bartamaha tartanka.

Abdihakim Olad

Read Previous

Lingard Oo Doonaya Inuu Sii Joogo United

Read Next

Pep Oo 7 Cayaartooy Barca Kaga Bedelanaya Ousmane Dembele Iyo Sergi Roberto

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?