Arsenal Oo Wadahadallo Kula Jirta Nabil Fekir

Arsenal ayaa wadahadalo kula jirta saxiixa cayaaryahanka khadka dhexe ee Real Betis Nabil Fekir – sida laga soo xigtay AS.

Gunners ayaa durbaba gudbisay hal dalab oo ay ku dooneyso 27 jirkaan, laakiin kooxda reer Spain ayaa dalbaneysa lacag intaas ka badan.

Dalabkaasi lama caddeeyn hayeeshee wadahadalada labada koox ayaa haatan socda.

Arsenal ayaa u weecatay dhanka Fekir kaddib markii ay kooxda Aston Villa u seegeen kubbad-sameeyihii kooxda Norwich City ee Emi Buendia.

Abdihakim Olad

Read Previous

Denmark Oo Maanta War Cusub Kasoo Saartay Xaaladda Eriksen

Read Next

Lingard Oo Doonaya Inuu Sii Joogo United

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?