Sevilla Oo Heshiis Usoo Bandhigtay Sergio Ramos

Kooxda kubbada-cagta ee Sevilla ayaa dalab qandaraas shan sano ah u dirtay daafaca dhexe ee Real Madrid Sergio Ramos, sida ay qortay esRadio.

35 jirkaan ayaa qandaraaskiisa Real Madrid uu dhacayaa xagaagan, iyadoo mustaqbalkiisa uu abuurayo warar badan oo la isla dhexmarayo saxaafadda.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Ramos uu sii joogi doono Santiago Bernabeu, iyadoo Los Blancos ay u soo bandhigtay heshiis cusub halka sidoo kale ay jiraan wararka sheegaya inay macquul tahay inuu u weecdo dhanka kooxda Sevilla.

Abdihakim Olad

Read Previous

TOOS: Wales vs Switzerland HD | EURO 2020

Read Next

TOOS: Denmark vs Finland HD | EURO 2020

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?