Manchester United Oo Coman Ka Dhigatay Qorshaha 2aad Haddii Ay Seegto Sancho

Kooxda Manchester United ayaa xiiseeyneysa garab-weerarka kooxda Bayern Munich iyo xulka Faransiiska ee Kingsley Coman.

Red Devils ayaa isku dayi doonta inay keensato 24 jirkaan haddii ay ku guuldareystaan inay la soo wareegaan Jadon Sancho oo ka doonayaan kooxda Borussia Dortmund.

Kooxda Manchester United ayaa laga soo diiday dalab furitaan ah oo gaaraya 67 milyan oo ginni kaasoo ay ku doonayeen Jadon Sancho. Aqri faahfaahinta

Coman wuxuu jeclaan lahaa inuu sii dheereysto joogitaankiisa Allianz Arena, laakiin wakiiladiisa ayaa diyaar u ah inay dhageystaan dalabyada u imanayaa suuqan xagaaga.

Abdihakim Olad

Read Previous

Aston Villa Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Bartilmaameedkii Kooxda Arsenal

Read Next

Lewandowski Oo U Furan Inuu Ka Tago Bayern Iyo Riyadiisa Real Oo Rumoobi Karta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?