Man United Oo Laga Soo Diiday Dalabkii Ay Ka Gudbiyeen Jadon Sancho

Kooxda Manchester United ayaa laga soo diiday dalab furitaan ah oo gaaraya 67 milyan oo ginni kaasoo ay ku doonayeen Jadon Sancho.

Xiddiga reer England ayaa kamid ah bartilmaameedyada ugu sarreeya ee macalin Ole Gunnar Solskjaer xagaagan kaddib markii heshiiskii ay United ku dooneeysay 21 jirkwn uu guuldareystay inuu dhaqan galo sannadkii hore sababo la xiriira farqiga u dhexeeya labada dhinac ee dhanka qiimaha.

Solskjaer ayaa wali doonaya inuu xoojiyo garabkiisa middig ee weerarka waxaana wadahadalo kula jiraan Sancho iyo Borussia Dortmund, iyadoo laacibkii hore ee Manchester City uu doonayo inuu u dhaqaaqo dhankooda balse labada koox ayaa isku fahmi la’san heshiis dhaqan gala.

Abdihakim Olad

Read Previous

Pogba Oo Sheegay In Aanu Weli Wadahadal La Yeelan Kooxdiisa Xilli Uu Xiiso Ka Helayo Real Madrid

Read Next

Aston Villa Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Bartilmaameedkii Kooxda Arsenal

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?