Coutinho Oo Xiiso Ka Helaya Marseille

Kooxda Marseille ee ka cayaarta horyaalka Ligue 1ka Faransiiska ayaa u aqoonsatay cayaaryahanka khadka dhexe ee Barcelona Philippe Coutinho inuu yahay bartilmaameed suuqa kala-iibsiga ah – sida ay qortay Mundo Deportivo.

Blaugrana ayaa diyaar u ah inay iska iibiso cayaaryahanka reer Brazil xagaagan iyagoo doonaya inay meesha ka saaraan mushaharkiisa qaaliga ah.

Kooxda Marseille ayaa diyaar u ah inay lasoo wareegto xiddigan, iyadoo tababaraha kooxdaasi ee Jorge Sampaoli uu muddo dheer ahaa mid aad u jecel xiddigan.

Abdihakim Olad

Read Previous

RASMI: AC Milan Oo Heshiis La Gaartay Kooxda Chelsea Si Ay Ulasoo Saxiixato Olivier Giroud

Read Next

Arsenal Oo Xiiseeyneeysa Burburiyaha Kooxda Anderlecht

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?