RASMI: Inter Oo U Magacaawday Inzaghi Beddelka Conte

Kooxda Inter ayaa xaqiijisay magacaabista Simone Inzaghi oo ay u magacaawday tababarahooda cusub.

Ku dhawaaqistan ayaa timid toddobaad kaddib markii Inzaghi uu ka tagay shaqadiisa Lazio, isagoo shan sano ku qaatay Stadio Olimpico.

Kooxda heysata horyaalka Serie A ee Inter ayaa raadineysay beddelka Antonio Conte, kaasoo ka tegay kooxda kaddib markii Nerazzurri ay ku guuleysatay horyaalkeedii ugu horeeyay tan iyo 2010.

Abdihakim Olad

Read Previous

Bayern Munich Oo Dhageysaneysa Dalabyada Bartilmaameedka Kooxda Chelsea, Niklas Sule

Read Next

Aabaha Aguero Oo Qirtay Xiisaha Wiilkiisa Kaga Yimid Arsenal Iyo Chelsea Isagoo Guardiola Ku Dhaleeceeyay Inaanu Si Wanaagsan Ula Dhaqmin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?