Arsenal Oo Iska Fasaxday 9 Cayaaryahan – David Luiz iyo Odegaard Baa Kamid Ah

Kooxda kubbada-cagta ee Arsenal ayaa shaacisay inay iska fasaxday 9 cayaaryahan oo ka tirsan naadigooda.

Daafac David Luiz ayaa ka tegay kooxda sidoo kale xiddigihii amaahda ugu joogay ee Martin Odegaard iyo Dani Ceballos labadoodaba waxay ku laabteen kooxda Real Madrid.

Daafaca qibradda badan ee David Luiz ayaa tibaaxay ka tegitaankiisa kooxda kaddib markii uu idlaaday heshiiskii uu kooxda kula jiray isagoo farriin macsalaameeyn ah soo dhigay bartiisa Instagramka.

Dhanka kale xiddigihii amaahda ugu joogay kooxda ee Odegaard iyo Ceballos ayaa ku laabanaya garoonka Bernebeu kaddib markii ay dhammeeysteen waqtigooda Emirates Stadium.

Halkan Ka Eeg Liiska Cayaartooyda Ay Gunners Fasaxday

Dani Ceballos
David Luiz
Leonie Maier
Martin Odegaard
Mat Ryan
Levi Laing
Joseph Olowu
Luke Plange
Jason Sraha

Abdihakim Olad

Read Previous

Arsenal Oo Wadahadalo Kula Jirta Ninkii Soo Indhe-indheeyay Hibada Kylian Mbappe – Balse Real Madrid Ayay Tartan Kala Kulmeysaa

Read Next

Man United Oo Qarka U Saaran Saxiixa Jadon Sancho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?