Liiska Cayaartooyda Xulka Ingiriiska Ee Tartanka Qaramada Yurub Oo La Shaaciyay

Tababaraha England Gareth Southgate ayaa sameeyay dhimista lagama maarmaanka u ah xulkiisa kumeelgaarka ah ee Euro 2020 si uu u magacaabo 26-ka ciyaaryahan ee ugu dambeeya ee ka qeyb galaya tartanka bilaaban doona bishaan.

Halka hoose ka aqriso.

Goolhayeyaasha: Dean Henderson (Man Utd), Sam Johnstone (West Brom), Jordan Pickford (Everton)

Daafacyada: Trent Alexander-Arnold (Liverpool), Ben Chilwell (Chelsea), Conor Coady (Wolves), Reece James (Chelsea), Harry Maguire (Man Utd), Tyrone Mings (Aston Villa), Luke Shaw (Man Utd), John Stones (Man City), Kieran Trippier (Atletico Madrid), Kyle Walker (Man City)

Khadka-dhexe: Jude Bellingham (Borussia Dortmund), Jordan Henderson (Liverpool), Mason Mount (Chelsea), Kalvin Phillips (Leeds), Declan Rice (West Ham)

Weerarka: Dominic Calvert-Lewin (Everton), Phil Foden (Man City), Jack Grealish (Aston Villa), Harry Kane (Tottenham), Marcus Rashford (Man Utd), Bukayo Saka (Arsenal), Jadon Sancho (Borussia Dortmund), Raheem Sterling (Man City)

Abdihakim Olad

Read Previous

RASMI: Real Madrid Oo Ancelotti U Magacaawday Shaqada Tababarenimo Ee Kooxda

Read Next

5ta Cayaaryahan Ee Ugu Cadcad Abaalmarinta Kabta Dahabka Qaaradda Yurub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?