TOOS: Manchester City VS Chelsea | UCL FINAL

Kooxaha Manchester City Iyo Chelsea ayaa caawa isku wajahaya kama dambeysta tartanka Uefa Champions League iyadoo labada dhinacba ay indhaha ku hayaan inay kor u qaadaan koobka ugu weyn koobabka kooxaha dunida.

Waxaan haddaba halkan idinkugu diyaarinay lifaaqyo aad ka daawan karto cayaarta fiinaalka CL-ga adigoo taleefankaaga ama kumbuyuutarkaaga adeegsanaya. HOOS KA EEG.

Lifaaqa 1aad : https://live.stream2watch.sx/video/manchester-city-vs-chelsea-29-May-2021

Lifaaqa 2aad: https://live.yalla-shoot-7asry.com/2021/05/man-city-vs-chelsea_28.html

Lifaaqa 3aad : https://www.koooora-live.com/2021/05/bein-sports-premium-1.html

OGOOW: Waxaa laga yaabaa qaar kamid ah lifaaqyadan inay xayeeysiimo kugu dhibaan si aad u daawato inkastoo Garsoore Sports uu kuusoo xulay kuwa ugu wanaagsan.

FG: Dhammaan lifaaqyadan kore si bilaash ah ayaad uga daawan kartaa cayaarta, haddii uu kuu suuragali waayo inaad daawato nagala soo xiriir Facebook.com/garsooresports

Abdihakim Olad

Read Previous

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulanka Manchester City VS Chelsea – Yaa Ku Billoowday, Yaase Keydka Galay?

Read Next

Aguero Oo Caafimaadka U Maraya Barcelona – Saacadaha Soo Aadan Baa Lagu Dhawaaqayaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?