Shaxaha Rasmiga Ah Ee Kulanka Manchester City VS Chelsea – Yaa Ku Billoowday, Yaase Keydka Galay?

Inkastoo ay laba jeer garaacday Manchester City wax ka yar laba bilood, haddana Chelsea waxa ay u jiheysan doontaa fiinaalaha Champions League caawa 22:00 iyadoo rajeyneysa inay markeedii labaad taariikhda ay ku guulleeysato.

Dhanka kooxda City oo iyana markeedii ugu horreeysay timid fiinaalka Champions League-ga ayaa nasiib wanaagsan rajeyneysaa haddii ay keliya awoodaan in ay qibradda Chelsea dhinac u leexiyaan isla markaana ay hantaan tartan kooxeedka ugu weyn dunidda.

UEFA Champions League Final live stream: how to watch Man City vs Chelsea  in 4K or for free | What Hi-Fi?

SHAXAHA RASMIGA AH EE KULANKA

Manchester City :

Image

Chelsea:

Image

Abdihakim Olad

Read Previous

DEG-DEG: Iska Illoow Sterling, Arsenal Waxay Sidoo Kale Dooneeysa Riyad Mahrez Xilli City Ay Diyaar U Tahay Inay Labaduba Iibiso!!

Read Next

TOOS: Manchester City VS Chelsea | UCL FINAL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?