Rasmi: Alaba Oo Ku Biiray Real Madrid

David Alaba ayaa si xor ah ugu biiraya Real Madrid marka uu dhaco qandaraaskiisa Bayern Munich, Los Blancos ayaa xaqiijisay.

Wuxuu kooxda Real uu u saxeexay heshiis 5 sanno ah.

Daafaca qibradda leh ee reer Austria ayaa ku dhawaaqay bishii Febraayo in xilli ciyaareedkaan uu noqon doono kiisii ​​ugu dambeeyay ee Allianz Arena.

Waxaa la sugayaa in Alaba oo qeyb ka Tartanka Qaramada Yurub lasoo bandhigi doono inuu yahay cayaaryahan Real Madrid ah marka uu soo dhameystirto waajibaadkiisa qaran.

Alaba ayay noqon doontaa inuu ka garab cayaaro kabtan Sergio Ramos ama uu noqdo beddelkiisa maadaama mustaqbalka xiddigan ee garoonka Santiago Bernabeu shaki weyn la gelinayo.

Abdihakim Olad

Read Previous

RASMI: Liverpool Oo La Wareegtay Ibrahima Konate

Read Next

Gundogan Oo Laga Baqayo Inuu Dhaawac Ku Seego UCL Final

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?