Croatia Oo Shaacisay 26ka Cayaaryahan Oo Uga Qeybgalaya Euro-ga

Tababaraha xulka qaranka Croatia Zlatko Dalic ayaa magacaabay liiskiisa 26ka ah kahor Euro 2020.

Xulka Croatia waligeed kuma guuleysan tartan weyn laakiin dad badan ayaa layaabay wixii ay sameeyeen koobkii adduunka ee 2018 iyagoo kaalinta 2aad soo galay markii ay ku waayeen gacanta Faransiiska, waxay kasii fiicnaadeen markii kahorreysa ay kaalinta seddexaad soo galeen Koobkii Adduunka 1998.

54 jirka tababaraha u ah Croatia ayaa helay amaan badan oo kaddib markii uu ku hoggaamiyay kooxdiisa ilaa finalka 2018 kahor inta aanay ‘France 4-2 ku xaaqin’.

Waa kuwan 26ka ciyaaryahan ee Dalic magacaabay.

Goolhayeyaasha: Dominik Livakovic (Dinamo Zagreb), Lovre Kalinic (Hajduk Split), Simon Sluga (Luton Town)

Daafaca: Sime Vrsaljko (Atletico Madrid), Domagoj Vida (Besiktas), Josip Juranovic (Legia Warsaw), Dejan Lovren (Zenit St Petersburg), Duje Caleta-Car (Olympique Marseille), Borna Barisic (Rangers), Mile Skoric (Osijek), Josko Gvardiol (Dinamo Zagreb), Domagoj Bradaric (Lille).

Khadka-dhexeLuka Modric (Real Madrid), Marcelo Brozovic (Inter), Milan Badelj (Genoa), Mateo Kovacic (Chelsea), Nikola Vlasic (CSKA Moscow), Mario Pasalic (Atalanta), Luka Ivanusec (Dinamo Zagreb).

Weerarka: Bruno Petkovic (Dinamo Zagreb), Ivan Perisic (Inter), Andrej Kramaric (Hoffenheim), Josip Brekalo (Vfl Wolfsburg), Ante Rebic (AC Milan), Mislav Orsic (Dinamo Zagreb), Ante Budimir (Osasuna)

Abdihakim Olad

Read Previous

Xulka Belgium Oo Shaaciyay Cayaartooyda Uga Qeybgalaya Euro-ga – Yaa Kusoo Baxay Liiska?

Read Next

Kane Kooxdee Ayuu Ku Biirayaa? – United Mise City? ( Goorma? )

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?