”Habeenka Badhkiis Ayuu Ooynayay” – Roy Keane

MANCHESTER, ENGLAND – MAY 13: Bruno Fernandes of Manchester United shows his disappointment during the Premier League match between Manchester United and Liverpool at Old Trafford on May 13, 2021 in Manchester, England. Sporting stadiums around the UK remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Matthew Peters/Manchester United via Getty Images)

Roy Keane ayaa ku dhaleeceeyay Bruno Fernandes qaab ciyaareedkiisa intii lagu guda jiray cayaartii Manchester United ay guuldarrada 4-2 ka soo gaartay Liverpool, isagoo sheegay in ciyaaryahanka reer Portugal ‘habeenka badhkiis uu ku ooyay garoonka.

Fernandes ayaa furay goolasha 10-kii daqiiqo ee furitaanka cayaarta laakiin goolal ay kala dhaliyeen Diogo Jota, Roberto Firmino iyo Mohamed Salah ayaa u arkay Liverpool inay ka tagto Old Trafford iyadoo leh seddex dhibcood.

Inkastoo Fernandes uu dhaliyay mid kamid ah labadii gool ee United ayuu hadana Roy Keane la dhicin ka qayb qaadashadiisa ciyaarta. Wuxuuna dareemay in kubbadsameeyahan intiisii ugu badnayd ee habeenkiisa uu ku qaatay ‘inuu isku rogrogo dhulka’.

Muxuu Yiri?

‘Waxaan dhaliilayaa Fernandes, habeen badhkiis ayuu ku ooyayay garoonka gudihiisa,’ Keane ayaa sheegay isagoo ka waramaya Sky Sports.

‘Mar kasta oo uu la taakeeyo wuu is rogayay. ‘ ayuu sii raaciyay.

Abdihakim Olad

Read Previous

”Guuldarradii Liverpool Waxaa Saameeyay Dibbadbaxyadii Taageerayaasha” – Solskjaer

Read Next

Labada Cayaarayahan Ee Codsatay Lambarka 10aad Ee Uu Ka Tagay Mesut Ozil

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?