Man United Oo Dhowaan Lasoo Saxiixaneysa Jadon Sancho

Kooxda Manchester United ayaa dooneeysa inay xilli dhow lasoo saxiixato xiddiga kooxda Borrusia Dortmund ee Jadon Sancho iyadoo Red Devils ay ku howlantahay inay soo gabagabeyso xiisaha ay xiddigan u qabeen in muddo ah.

Manchester United ayaa dooneysa inay sancho ka gudbiso dalab 78 milyan oo Euro ah si ay u hesho Saxiixa Sancho kahor Koobka Horyaalada Yurub ee bisha Juun billaabmaya, sida ay qortay jariirrada Bild

Red Devils ayaa diyaar u ah inay dib u soo nooleyso xiisihii ay u qabtay bartilmaameedkeeda waqtiga dheer, laakiin waxay dooneysaa inay saxiixiisa si dhaqso leh u dhammeeystirto.

Chelsea,Liverpool iyo Tottenham ayaa kamid ah kooxaha kale ee xiiseeynaya xiddigan.

Abdihakim Olad

Read Previous

RASMI: Xulka Ingiriiska Oo Shaaciyay Xilliga Lagu Dhawaaqayo Liiska Xiddigaha Uga Qeybgalaya Tartanka Qaramada Yurub

Read Next

Barcelona Iyo Juventus Oo Isdhaafsanaya Pjanic Iyo Bentancur

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?