TOOS U DAAWO: MANCHESTER CITY VS CHELSEA

Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium kusoo dhoweeyneeysa kooxda Chelsea oo 29ka bishaan ay ku balansanyihiin inay fooda isku daraan fiinaalka Champions League-ga, Balse markan waxay cayaarayaan kulan ka tirsan wareega 35aad ee horyaalka Ingiriiska.

Halkan Hoose Ka Eeg Linkiyo Ay Garsoore Sports Kuu Diyaarisay Si Aad Kulanka U Daawato.

Linkiga 1aad- Carabi

https://beinmatch.tv/home/live/9536/1/%D9%85%D8%A7%D9%86%D8%B4%D8%B3%D8%AA%D8%B1_%D8%B3%D9%8A%D8%AA%D9%8A_vs_%D8%AA%D8%B4%D9%8A%D9%84%D8%B3%D9%8A

Linkiga 2aad – Luuqado Badan (Doorasho)

https://www.stream2watch.la/video/manchester-city-vs-chelsea-08-May-2021

Linkiga 3aad – Carabi

https://goal.livekoora.online/2021/04/Bein-sports-1.html

FG: Waa hubaal inay shaqaynayaan dhammaan Linkiyadan aan idinla wadaagnay balse waa linkiyo dibbada ah Mas’uulna kama ahan Garsoore Sports. Lasoco, waxaa laga yaabaa in qaarkood ay lahaadaan xayeeysiimo ku dhibi kara.

Abdihakim Olad

Read Previous

Bayern Munich Oo Ku Guuleeysatay Horyaalka Bundesliga

Read Next

Barcelona Iyo Atletico Madrid Oo Gool La’aan Ku Kala Dareeyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?