TOOS U DAAWO: Barcelona vs Athletico Madrid – Kulanka Nolol Iyo Geeri

Kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa foodda is daraya kulankooda ugu dambeeya xilli ciyaareedkan ee horyaalka Spain, waana kulamada 35aad ee LaLiga.

Kulanka waa kulan nolol iyo geeri ah waxaana uu go’aamin doonaa horyaalka LaLiga oo ay Atletico Madrid haatan hoggaanka u hayso.

Si aad kulanka Internetka uga daawato isticmaal Linkiyada hoos ku xusan.

Linkiga 1aad – Luuqado Badan

Barcelona vs Atletico Madrid Live TV & Stream 08 May, 2021 (stream2watch.la)

Linkiga 2aad – Carabi

Bein-sport -1 (koooora-live.com)

Linkiga 3aad – Carabi

Bein Match : مشاهدة البث المباشر لمباراة فريق برشلونة بمواجهة فريق أتلتيكو مدريد برسم الدوري الإسباني

FG: Waa hubaal inay shaqaynayaan dhammaan Linkiyadan balse waa linkiyo dibbada ah Mas’uulna kama ahan Garsoore Sports. Lasoco, waxaa laga yaabaa in qaarkood ay lahaadaan xayeeysiimo ku dhibi kara.

Abdihakim Olad

Read Previous

Leeds 3-1 Tottenham: Rajadii Afarta Sare Ee Spurs Oo Soo Idlaanaysa Kaddib Guuldaradii Elland Road

Read Next

Bayern Munich Oo Ku Guuleeysatay Horyaalka Bundesliga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?