AS Roma vs Manchester United- Shaxda Rasmiga Ah Ee Labada Dhinac

Kooxaha Manchester United iyo Roma ayaa magacowday safkooda ugu horreeya ee kulanka Semi-finalka Europa League ee ay caawa lugtiisa 2aad is wajahayaan.

United ayaa 6-2 ku hogaamineysa lugtii hore kaddib qaab ciyaareed fiican oo ay kusoo bandhigeen masraxa riyada ee Old Trafford.

Halkan ka hoose ka fiiri shaxaha rasmiga ah ee labada dhinac

Abdihakim Olad

Read Previous

Arsenal vs Villareal – Partey Oo Keligiis Cayaaraya Dhexda, Smith-Rowe,Odegaard, Pepe Iyo Auba Oo Kusoo Wada Billowday

Read Next

Arsenal Oo Dalab Ka Gudbisay Daafaca PSG Ee Thilo Kehrer

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?