Codeyn: Chelsea Vs Real Madrid – Yaa U Gudbaya Fiinalka?

Kaddib lugtii ugu horreysay ee xiisaha lahaa ee lagu cayaaray caasimada Spain, Chelsea ayaa isku diyaarineysa inay Real Madrid ku soo dhaweyso Stamford Bridge lugta labaad ee semi-finalka Champions League-ga habeenka Arbacada.

Kulankaan ayaa ah mid xamaasadeeysan kaddib barbardhac 1-1 ah oo ay labada dhinac ku kala tageen isbuucii hore.

Labada quwadood ee yurub ka dhisan ayaa guulo 2:0 ah soo gaaray kulamadoodii ugu dambeeyay ee horyaaladooda dhammaadkii isbuucan, iyadoo Chelsea ay ka badisay Fulham halka Los Blancos ay si raaxo leh ku xaaqday kooxda Osasuna.

Haddaba aqriste, kooxdee ayaad is leedahay way adkaanaysaa kulanka lugta 2aad ee Semi-finalka, qiimeeyntaada halkan hoose ku reeb.

Yaa Usoo Baxaya Fiinalka?

  • Real Madrid (75%, 3 Votes)
  • Chelsea (25%, 1 Votes)

Total Voters: 4

Loading ... Loading ...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *