Chelsea Oo Dib Usoo Ceshaneysa Romelu Lukaku

Kooxda kubbada-cagta ee Chelsea ayaa dareenkeeda u jeedisay weeraryahankeedii hore ee Romelu Lukaku iyaga oo doonaya in ay ku xoojiyaan weerarkooda.

The Telegraph ayaa warinaysa in Haaland ay wali tahay mudnaanta koowaad laakiin weeraryahanka Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa si aad ah loo tixgelinayaa.

Manchester Evening News ayaa sidoo kale soo warineysa in City ay xiiseyneyso Lukaku iyadoo labada kooxba ay isku diyaarinayaan suurtagalnimada ay ku seegi karaan saxiixa Erling Haaland.

Si kastaba ha ahaatee, kooxda Inter ayaa muujisay in Lukaku, oo u safanayay Chelsea 2011 ilaa 2014kii laakiin amaah ay ku qaateen West Brom iyo Everton uusan iib aheyn.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *