Rio Ferdinand Oo Arinta Haaland Ee United Meel sare geeyey

Difaacii Hore Ee Kooxda Shayaadiinta Cas Rio Ferdinand ayaa codkiisa ku biiriyey in naadiga ay Keensadaan weeraryahanka cajiibka ah Erling Haaland.

Gool ma waayaha Dalka Norwey Erling Haaland ayaa soo jiitay qaab ciyaareedkiisa Wacan Kooxo Badan Oo Caalamka ah.

Mid kasta oo Kooxahaasi waxay ku rajo weyn tahay in ay hesho Laacibkaais,iyagoo lacag badan ku bixinaya hadii laga iibinaya.

Hase ahaate Rio Ferdinand ayaa u arka Man United in ay wax walbo ku bixiso Ciyaaryahankaasi inay lasoo wareegaan.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Haaland ay macquul tahay in laga iibsado Horyaallada Spain ama France midkood.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *