‘PSG & Mourinho Ayaa I Raadinaya Aniga,Sidaa waxa yiri…

Difaaca Chelsea Antonio Rudiger ayaa waxa uu ka hadlay Dalabyo uga yimid qaar ka mid ah Kooxaha Caanka ah ee Qaarada Yurub.

Rudiger ayaa sheegay in xitaa ay lasoo xiriireen Jose Mourinho iyo Maamulka Kooxda Reer Faransiiska Ee PSG.

Stamford Bridge ayuu sheegay Laacibka inuu kusii sugnaan doono,isagoo cod dheer ku sheegay in wax badan Naadiga rajeenayo inuu la qaado.

Macalinkii la ceeriyey Bishii Janaayo Frank Lampard ayaana Kursiga Keydka geliyey Difaacaan Reer jarmal balse ninka ay isku waddanka yihiin Thomas Tuchel ayuu helay Boos joogto ah iyo Kalsooni badan.

Admin

Read Previous

Macalinka Dinamo Zagreb Oo Xabsi Loo Taxaabay Kahor Kulanka Tottenham Ee Europa League-ga

Read Next

Rio Ferdinand Oo Arinta Haaland Ee United Meel sare geeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?