Milan & Napoli Oo Ku Dagaalamaya Laacib Katirsan Barcelona

Kooxda Ac Milan iyo Naadiga Napoli ayaa isku heysta laacib katirsan Kooxda Barcelona oo difaacyada ka mid ah.

Xiddigaan Junior Firpo ayaa la isku dayey in la qaato Bishii Janaayo Sanadkaan Markii uu suuqa kala iibsiga.

Majalada Calciomercato.com ayaa warisey Xogtaan iyadoo lasoo sheegayo in Difaaca Barca ay raadinayaan balse ay adag tahay in si dhaqsi ah loo fasaxo.

Wakiilka Ciyaaryahanka ayaa waxa uu sheegay in Dalabkaasi hadda laga jawaabi doonin balse ay qiimeyn doonaan Maamulka Barcelona iyo waxay ka yiraahdaan.

Kulamo yar ayuu kasoo muuqday Barcelona Xiddigaan Firpo isagoo ay ubadan tahay inuu iskaga huleelo garoonka Nou Camp.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *