Website-kii & Akoonadii baraha Bulshada Real Madrid Oo La Jabsaday

Sida ay daabaceen maanta oo sabti aheyd qaar ka mid ah warbaahinta Dalka Spain waxaa Koox Computerada udhaca ay jabsadeen Akoonadii Baraha Bulshada Kooxda Real Madrid iyo website-kooda.

Weeraryahanka Kooxda Real Madrid  Rodrygo Goes ayaa bartiisa gaarka ah Ee Twitterka ku daabacay Khabarkaasi in la jabsaday bartii Xiriirka Kooxda ay laheyd.

Maamulka Kooxda Real Madrid weli war kama soo saarin Qowleysatada udhacday website-kii Kooxda ay Laheyd.

Real Madrid ayaa ka mid ah Kooxaha ugu badan ee Dhaqaalaha Adduunka ka sameeyey Kubada Cagta waxaana soo maray Ciyaartooy waa weyn.

Admin

Read Previous

Arsenal Oo Dib Usoo Ceshaneysa Xiddigeeda Guendouzi

Read Next

Ibrahimovich Oo Xulka Sweden Dib Loogu Yeeray 5 Sano Kaddib

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?