Laacib Ay Raadinayaan Man United & Barcelona Oo Laga…

Kooxaha Man United iyo Barcelona ayaa ku guuldareystay kuna qasbanaaday inay iskaga baxaan Dalab ay ka gudbiyeen xiddig ka dheela dalka Faransiiska.

Soumaula Coulibaly,oo ah Da’yar udheela Naadiga PSG ayaa hadda umuuqda mid ay heli karto Kooxda Borussia Dortmund.

Inkastoo Xiddigaan ay diidan tahay PSG inuu ka dhaqaaqo hadana waxa loo arkaa mid Jarmalka udigan rogan doona dhawaan.

Ciyaaryahanka ayaa udhashay Dalka Mali waana 17 Sano jir ka dheela Kooxda PSG qeybteeda ka yar 19 Jirada.

Waa Difaac adag sida la sheegay waxa uu ku biiray Kooxda Borussia Dortmund oo soo gaba gabeysay qandaraaskiisa.

Admin

Read Previous

Man United Oo Haaland Ka Dhigatay Bartilmaameedkooda Ugu Weyn Suuqa Xagaaga

Read Next

Zlatan Ibrahimovich Oo Diiday In Qandaraas Cusub Saxiixo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?