Eden Hazard Oo Dhaawacyadiisa Awgeed Lacag Khasaartay Noqday

Xiddiga Dalka Biljimka kasoo jeeda Ee Eden Hazard ayaa Lacag Khasaartay noqday marka loo eego sida uu uwaayey wakhti ku filan uu Kooxdiisa la qaato.

Laacibkii hore Ee Kooxda Chelsea Hazard ayaa dhaawacmay Markii 8aad tan iyo markii 2019 uu ku biiray Kooxda Real Madrid.

Macalimuu Zinedine Zidane ayaa sheegay in baahidii loo soo iibsaday Laacibka Hazard aysan ka faa’iideysan Kooxda Real Madrid.

Waxa uu noqday Bukaan Socod,waxaana uu Zidane sheegay inuu sugi la’yahay wakhtiga Qaab ciyaareedkiisa uu unoqon lahaa mid laga haqab beelo.

Kulanka Real Madrid ay wajaheyso Kooxda Atlanta lugta Labaad ee Uefa Champions League ayuu seegi doonaa dhaawac awgeed Hazard.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *