Donny van de Beek Oo iskaga Tegaya Manchester United

Kubad Sameeyaha Khadka Dhexe dheela Donny van de Beek ayaa doonaya inuu iskaga tego Kooxda Manchester United uu boos joogto ah ka heysan.

Ole Gunnar Solskjaer ayaa usheegay van de Beek in Boos rasmi ah Kooxda ka heli Karin,waana tan keentay in Kursiga Keydka La geliyo marar badan.

Donny van de Beek ayaa la sheegay in hadda uu rabo ka dhaqaaqitaanka Kooxda lagu naaneyso Red Devils-ka.

Majalada Daily Star ayaa ku warameysa in van de Beek oo xagaagii hore United soo qaadatay uu jeclaan lahaa dib ugu laabashada Naadigiisii Ajax Amsterdam Dalka Holland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *