Chelsea Oo Cabsi ka qabta inuu ka tego Ciyaaryahan Muhiim Ah

Ciyaaryahanka Reer Jarmal Antonio Rudiger ayaa heshiiska uu kula jiro Naadiga Chelsea uu dhacayaa Sanadka Dambe sidaa awgeed waxaa la qorsheeyey in loo cusbooneysiiyo.

Tababaraha Blues Thomas Tuchel oo hadda Chelsea ka dhigay mid adag ayaa sheegay in 2022 maadaama uu dhacayo Qandaraaska Rudiger in Qanadaaraska loo kordhiya.

Garoonka Stamford Bridge ayaa la doonayaa in lagu sii hayo 28 sano jirka Qalbada dhexe difaaca Kooxda oo waayihii dambe la yimid qaab ciyaareed cajiib ah.

Waxa uu xitaa fursad uhelay inaan la tabin waayeelka Thiago Silva oo dhaawac dhawaan uu soo gaaray muddo kulamada kooxda uga maqnaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *