Arsenal Oo Dib Usoo Ceshaneysa Xiddigeeda Guendouzi

Laacibka Matteo Guendouzi ayaa waxa la war geliyey inuu udagaal galo Booskiisa maadaama ay ciyaartoy ku boos ah naadiga kusugan yihiin.

Timo weynahaan Khadka dhexe kabiir ku noqday ayaa aqbalay in uu ka tallaabo dheereeyo sidii uu ahaa markii hore ayna qasab tahay dagaal inuu galo.

Arsenal Ayaa Amaah ku dirtay Matteo Guendouzi  oo hadda la jooga Kooxda reer jarmal ee Hertha Berlin islamarkaana ay dhawaan dib usoo ceshan doonaan.

Kooxda Arsenal ayaa hadda baahi weyn uqabta inay dib usoo celiso Guendouzi oo ah 21 sano jir u dhashay dalka Faransiiska.

Macalinka Arsenal Mikel Arteta ayaa sheegay in ay war geliyeen Maamulka Kooxda dib usoo laabashada Ciyaaryahankaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *