Liverpool Oo Cadaadis Saartay Laacib Kooxda Katirsan

LIVERPOOL, ENGLAND – OCTOBER 27: Divock Origi of Liverpool battles for possession with Pione Sisto of FC Midtjylland during the UEFA Champions League Group D stage match between Liverpool FC and FC Midtjylland at Anfield on October 27, 2020 in Liverpool, England. Sporting stadiums around the UK remain under strict restrictions due to the Coronavirus Pandemic as Government social distancing laws prohibit fans inside venues resulting in games being played behind closed doors. (Photo by Peter Powell –

Kooxda Liverpool ayaa cadaadis saartay Laacibkeeda weerarka ka dheela Divock Origi.

Xiddigaan Dalka Biljimka kasoo jeeda ayaa ah 25 sano jir isagoo Kooxda wakhti wanaagsan la qaatay siiba Kulankii Barcelona uu Labada Gool ka dhaliyey xagaagii hore Champions League markii ay Kooxda qaaday.

Weeraryahanka ayaa diiday sida ay Daily Mail ogaatay Qandaraaska inuu cusbooneysiiyo oo uu Kooxda kula jiro sidaa awgeedna maamulka kooxda ay kursiga keydka geliyeen.

Divock Origi ayaan ilaa Dhamaadkii bishii Janaayo Sanadkaan lagu soo bilaabin Kulamada Naadiga iyadoo cadaadis la saaray ay tahay si uu ucusbooneysiiyo sii joogitaankiisa Garoonka Anfield Road balse isaga uu rabo ka tegista Kooxda.

Admin

Read Previous

Pogba Oo Boorsadiisa U Xir xiranaya Faransiiska

Read Next

Goolashii Qaalma Rogodka Ahaa Oo Ku Yaraaday Kubada Cagta (SABABTA)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?