Cristiano Ronaldo Oo Caawa Dhaliyey Seddexleydii 57aad

Laacibka Kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa caawa dhaliyey Seddex gool oo Naadigiisa uga badiyeen Cagliari kulan katirsanaa Horyaalka Talyaaniga.

Da’diisa ayuu wax ka duwan la imaanayaa Ronaldo oo muujiyey in Dedaal iyo tababar culus uu wakhti jir ahaan geliyey naadigana uu guulo uhorseedayo.

Ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 3-1 iyadoo Hathrick uu dhaliyey CR7.

Waxay tani uga dhigneyd Ronaldo Cristiano inuu caawa gaaray xirfadiisa Kubada Cagta Markii 57aad uu dhalinayo Goolasha Seddexda ah Hal Kulan.

Admin

Read Previous

Roosihii Dilay Tottenham & Guushii Caawa Arsenal Oo 10aad Keentay

Read Next

CAJIIB: Goolkii Lamela Ee Lugo Isdhaafka Ahaa Kulankii Arsenal Oo Taariikhda Galay Balse Ma’ahan Kiisii Ugu Wacnaa Goolasha Rabona Loo Yaqaano

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?