Mid Kamid Ah Saamiyada Kooxda Manchester United Oo Beec Ah

Avram Glazer oo kamid ah saamileeyda kooxda Manchester United ayaa iibinaya in kabadan $100 malyan oo kamid ah saamiyadiisa kooxda Red Devils.

Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in lacagaha ka soo baxa iibinta saamiyagan aysan waxba ku lahayn United.

Avram waa mid ka mid ah lixda xubnood ee qoyska Glazer ee saamiyada ku leh United, kuwaas oo dhammaantood ah carruurtii uu ka geeriyooday Malcolm Glazer, kaasoo dhammaystiray heshiiskii iibsashada ee muranka dhaliyay ee sanadkii 2005tii markaasoo uu gacanta ku dhigay milkiyadda kooxda.

Abdihakim Olad

Read Previous

XOG-CUSUB: Nagelsmann Oo Noqonaya Tababaraha Xiga Ee Barcelona

Read Next

C.Ronaldo Oo Kusii Jeeda PSG Ama Real – “Juventus Macsalaama! “

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?