Real Oo Mushahar Dhimis Ka Codsatay Ramos Si Ay U Siiyaan Bale

Real Oo Mushahar Dhimis Ka Codsatay Ramos Si Ay U Siiyaan Bale

Kooxda Real Madrid ayaa wajahaysa xaalad dhaqaale oo liidata waxaana ay doonayaan inay maareeyaan mushaharadda labada cayaaryahan ee dhaqaalaha ugu badan ay ku bixiso.

Real ayaa ka codsaneysa Sergio Ramos mushaar dhimis si ay u awoodaan mushaharka Gareth Bale oo amaah ugu maqan kooxda Tottenham, AS ayaa warinaysa.

Kooxda reer Spain ayaa wadahadalo kula jirta daafacooda dhexe si ay u cusbooneysiiyaan heshiiskiisa kahor inta uusan dhicin dhammaadka xilli ciyaareedkaan.

Laakiin ma awoodaan inay bixiyaan mushaharkiisa haatan waxayna rajeynayaan inuu ogolaado in la dhimo mushaharkiisa si ay u awoodan midda Bale oo 30 milyan oo ginni sannadkii ka qaata garoonka Bernabeu.

Abdihakim Olad

Read Previous

Arsenal Oo Lasoo Saxiixaneysa Weeraryahan Halis Ah, Upamecano Oo Bayern Ku Biiraya & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa

Read Next

Gabriel Martinelli Oo Farriin U Diray Tababare Arteta Isagoo Sidoo Kale Sheegay Laacibka Uu Ku Daydo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?