Liverpool Oo Dalab Ka Gudbisay Daafaca Kooxda Marseille Duje Caleta Jar

Kooxda kubbada-cagta ee Liverpool ayaa dalab ka gudbisay Cayaaryahanka kooxda Marseille Duje Caleta Jar.

24jirkan daafaca uga cayaara kooxda Marseille ayaa aad loola xiriirinayay kooxda Reds waxaana la filayaa inuu maanta ku biiro maadaama kooxda ANfield ku cayaarta ay dalab ka gudbisay laacibkan.

Reds ayaa maanta baadi-doon ugu jirta daafac dhexe waxaanay doonayaan inta uusan suuqa xirmin caawa in ay dhammeystiraan dukaameeysigooda.

Wararkii ugu dambeeyay ee kusoo kordha kala soco boggeenna.

Abdihakim Olad

Read Previous

TOOS: Halkan Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala-Iibsiga Cayaartooyda Oo Caawa Xidhmaya

Read Next

Newcastle Oo Dooneysa Willock

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?