Daafaca Reds Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Preston United

Daafaca dhexe ee kooxda Liverpool Sepp Van Den Berg ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Preston United ee heerka labbaad ee dalka Ingiriiska.

Sepp Van Den Berg ayaa goordhow yimid magaalada Preston waxaana lagu wadaa inuu tijaabada caafimaadka u maro kooxdiisa cusub.

Heshiiskan uu laacibkani uga wareegayo garoonka Anfield ayaa ah heshiis amaah ah. kooxda Reds ayaana cayaaryahankan u fasaxaysa si uu waayo aragnimo usoo helo 6da billood ee soo aadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *