RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray Kooxda Beşiktaş

RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray  Kooxda Beşiktaş

Weeraryahanka kooxda Everton Cenk Tosun ayaa ku biiray kooxda reer Turkey ee Besiktas inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

29 jirkaan ayaa Everton kaga soo biiray kooxda reer Turki sannadkii 2018, laakiin wuxuu ku guuldareystay inuu saameyn ku yeesho kooxda Toffees lagu naaneeso.

Cenk Tosun ayaa dhaliyay sagaal gool 49 kulan oo uu u saftay Everton, waxaana uu dib ugu laabtay kooxdiisii hore si uu qaab cayaareed usoo helo.

Abdihakim Olad

Read Previous

Rasmi: Yedlin Oo Ku Biiray Galatasaray

Read Next

RASMI: Liverpool Oo La Wareegtay Ben Davies

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?