DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

Weeraryahanka Man City, Sergio Aguero oo waayadanba la tacaalayay dhaawacyo joogto ah ayaa marka uu taam noqday waxa uu xariir la sameeyay qof qaba cudurka Covid 19.

Markaa kaddib Aguero ayaa gooni-u-sooc wajahay, waxaana laga helay Covid-19.

Wuxuu seegay afartii kullan ee ugu dambeeyay ee kooxdiisa cayaartay waxaana uu sidoo kale seegi doona kulanka FA Cupka oo ay City la cayaarayaan kooxda Cheltenham sabtida soo aadan iyo kulamada xiga inta uu kasoo kabanayo.

Abdihakim Olad

Read Previous

HORUDHAC: Liverpool vs Burnley – Reds Oo Dooneeysa Iney Hoggaanka U Dhowaato, Xaqiiqooyinka, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

Read Next

Saxiixyada Cusub Ee Arsenal,United Oo Ku Dhow Saxiixa Veron, Ali Oo Codsaday PSG & Wararkii Ugu Dambeeyay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?