Deg Deg: Jack Wilshere Oo Ku Biiray Kooxda Bournmouth

Cayaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa ku biiray kooxda heerka labbaad ee Bournmouth.

Wilshere ayaa Bournmouth ugu biiray heshiis kooban oo ah inta ka dhiman xilli ciyaareedka , goordhow ayay ku shaaciyeen bartooda twitterka

Wilshere oo koox la’aan ahaa ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay la tababaranayay kooxda Bournmouth, 29 jirkan oo xitaa dalabyo ay uga yimaadeen MLS mareekanka ayaa ku gacan seyray isagoo u saxiixay kooxda Bournmouth oo todobaadkan usoo bandhigtay heshiiskani.

Bournmouth ayaa u aragta cayaaryahan Jack Wilshere inuu yahay mid ka caawin kara iney usoo dalacaan horyaalka Premier League ugu dambeenna gacanta ayay ku dhiggeen saxiixiisa.

Abdihakim Olad

Read Previous

Trippier oo 10 isbuuc la ganaaxay Iyo Ath.Madrid oo badalkiisa Arsenal ka heshay

Read Next

Phil Neville oo ku biiray kooxda Inter Miami in yar kaddib markii uu ka tagay shaqada Xulka Hablaha Ingiriiska

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?